BEER RAAXO: Ka dib markii dagaalkii sokeeye uu ka barakiciyey hiddihiisii iyo xaafaddii uu ku soo koray, Maxamed oo ay la socdaan xaaskiisa iyo carruurtiisa, waxay nolol cusub ka billaabeen dalka Kenya. Balse qalbigiisa waligiis kama go'in Soomaaliya, oo waaliddiintiisa oo da'ah ayaa ku haray si ay u ilaashadaan gurigii
ay awoowayaashooda ka dhaxleen.
Soomaaliya waxay gashay Jawi wanaagsan oo dhanka nabadda ah. Waxay samaysay horumar wanaagsan oo dhan walba ah. Axmed wuxuu ku laabtay laabtay Soomaaliya. Wuxuu si aad u jeclaaday dalka gaar ahaan nabadda iyo isfahanka ka dhexeeya shacabka iyo ciidamada Amisom iyadoo sidoo kalena qurbajoogta ay bilaabeen inay dalka dib ugu soo laabtaan ka dib markii uu hagaagay ammaanka dalka.
Dhagayso si aad ula socoto sheekooyinka ay qaybtan 7aad xambaarsan tahay. Haddii ay ku seegeen qaybihii hore, raac linkigan bit.ly/2mGfA5V si aad u aragto qaybihii hore oo dhan.
Ещё видео!