Bilo kadib fatahaadihii ka dhacay magaalada Beledweyne iyo deegaanada ku hareeraysan ayaa beeraleyda waxay hadda rajo ka qabaan inay dib u billaabaan beerashada.
Warbixintan waxaa soo diray Jamaal Axmed Cusmaan.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe [ Ссылка ]
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: [ Ссылка ]
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: [ Ссылка ]
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: [ Ссылка ]
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Twitter: [ Ссылка ]
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
![](https://i.ytimg.com/vi/-tjcs7Un-7M/maxresdefault.jpg)