Singer: Farxiya Fiska
Lyrics: Nimco Yousuf
Melody: Faarax Murtiinle
Music Composer: Sheegow
Produced by: Kabarai Films
Post Studio: Kabarai Lyrics
━━━━━━
🎧 Song Lyrics
yaanteynu Kulanee
Indhahaagu Indhaheyga
Aragtida Kulmeen Baa
Ogow Caashaq Bay Galayee
Jacayl Bay Ambinayee
Hadii Aan Ogaan Lahaa
Ololkiisa Caashaqa
Kaama Aamuseenee
Waxaan Ku Odhan Lahaa
I Love You
Love You Baan
Ku Odhan Lahaa
Laabfteydan
Ku Galin Lahaa
Thank you for watching! :)
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Don't forget to subscribe! -:
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Get Socialistic and Follow us
Snapchat Kabarai_daimond
instagram Kabarai_Lyrics
Ещё видео!