Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. halkaas oo uu kaga qaybgalayo shirka madaxda dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada oo looga hadlayo sidii xal looga gaari lahaa arimaha Doorashada.
Copyright Disclaimer: under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for “fair use” for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education and research.
Ещё видео!