sidaan wada ognahay markii u soo duulay gumeystihi talyaniga waxu rabay inuu qabsado dalkena somaliya gaar ahan xeebaha somaliya ayuu aad u xiiseynayay in uu ganacsiga iyo dhaqaalo ka sameeyo xebaha somalia waxa dhacday iney la diriran hogamiyayal somaliyeed oo u diiday dalkooda in la qabsada sii xooga ah tasi waxay ka doorbideen jihaad iyo dagaal ineey la galaan gumeystaha , dadkasi waxa ka mid beesha biimal maxamed oo degeen aha degan gobolka shabellaha hoose qasatan meelaha ugu qeeyraadaka badan dalkeena hooyo somalia, waxa ka mid ah Marko oo ah caasimada gobolla shabelaha hose , janaale, barawa, jilib marka , gandarshe, dhananane,jasiira ,
hasa ahaate gumeystaha doonayey in u qabsado xeebaha somali waxuu kala kulmay culeys aad y weyn iyo dagaal talyanigu waxu isku dayayey inu kaso dego xeebaha somalia lkn waxay ku qaadatay 15 sano ila 20 sano inuu kaso dago, xaqiiqda markan u so laabano gumeystihi ka dabi waxa dalka ka dhalatay dawlada kuwaso ay so hogamiyen madax kala duwan ugu dameyntii dalka waxa qabsady madaxweynihii ugu waqtiga dheera madaxweyne maxamed siyaad bare oo ninka qoray afka somaligaa iyo taariikho farabadan u dalkena somalia leeyahay marka waxa dhacday in madaxweyne siyaad bare u taariikhda ku xuso kaliya qabiilo gaar ah oo asiga ku beel ah qasatan beesha daarood waxa ka mid ah sayid maxamed cabdule xasan oo loo dhisay taalo iyo waxa lagu qoray bugagta tarikhada somalida run ahan dadka somaliyeed ma aysan eheen dad baraarugsan waxuu qariyay taariikho fara badan halgamayal somaliyed oo ay ka mid yihiin halgamayasha beesha biimaal halgama cabdi abiikar gaafle iyo halgama macalin kabtoole madaxweyne siyad bara waxuu dadka somaliyeed taariikh uga dhigay dad asaga ku heeyb ah l..
#biimaal
#beesha_biimaal
#beesha biimaal
#beesha biyomaal
#beesha_biyamaal
![](https://i.ytimg.com/vi/5fyXvPRJb2c/mqdefault.jpg)