#somalia #fishing#boat #fishmarket
#mogadishu #vlog
Saakay aroortii hore waxaan booqday lido fish landing. 25/12/2022
waxaa isugu yimi Goobta dad aad ufaro badan oo isugu jira ganacsatada kaluunka qeybaheeda kala duwan sida.
1= Kalumaysada kaluunka keentay.
2= Gadislayde kaluunka gadata.
3= Dad dilaalin ah oo kaluunka kala gado
4 = Rag dhalin yaro ah oo kaluunka dadka u qaado.
5= Sidoo kale dadka qaar oo kaluunka goobta ku iibsanaayay.
Bilihii lasoo dhafay waxaa aad loo heleyay kaluumka loo yaqaano tuna ama jeederka noocyadiisa kala duwan. Waliba si xad dhaaf ah. Ayado kiladi gaartay 1$
Hada waxaa nagu soo wajahan bilihii bad xiranka waxaana yaranaayo guud ahaanba kaluunka noc yadiisa kala duwan sababo laxiriira dabeelo iyo cimilada oo isku badalayo roobab.
Ещё видео!