Barnaamijka dhimista isticmaalka dhuxusha waxa uu muhiim u yahay qorshaha aan ku wajaheyno xaalufka iyo nabaad guurka deegaanka. Dowladda Federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah oo kaashaanaya saaxiibada Soomaaliya waxay wadajir uga shaqeynayaan helidda xal kale oo bedela xaddiga dhuxusha guryaha iyo goobaha ganacsiga lagu isticmaalo.
![](https://i.ytimg.com/vi/6-l9RlWiHLw/mqdefault.jpg)