Waa hees degan iyo cod halaasi ah cuudka uu cumar dhuule tumaayo ayaa heesta dhadhan u yeelay heesta waxaana jecleystay inta jecel codka cumar dhuule Alle naxariistiisa jano ha ka waraabiye
Cumar dhuule wuxuu kaga tagay fanka taariiq loona baahan yahay in dhalinteena aan aqoonta u laheyn barno taariiqdisa
#Cumar_dhuule_Alla_janooy_aawadaa_majiifsado
Ещё видео!