Guri 🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa boos iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Yaaqshiid
Cabirkiisa: 20×20
Document: Saxan. (Maxamed Siyaad)
Degmada: Yaaqshiid
Xaafada: Towfiiq
Qiimaha: 210,000$ iyo Heshiis.
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252615851042, +252610482060(WhatsApp), +256753772629
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.
Ещё видео!