Xog cusub oo ku saabsan ninkii fuliyey weerarkii lagu dilay saraakiisha Imaaraadka Carabta ee xerada Jeneraal Gordon ee Muqdisho. Haaruun Macruuf ayaa faah-faahinaya. Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali [ Ссылка ]
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: [ Ссылка ]
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Facebook: [ Ссылка ]
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Twitter: [ Ссылка ]
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Ещё видео!