Tani waa sheeko ku saabsan “Bisada Buulkeedii Qasnada ahaa”
Sheekada Caruurta | Somali Story "A Cat's Treasure Hunt" | Sheeko caruureed | Somali Animated Caruurta
Beri hore waxaa jiray, Guri bangalo ah oo gaboobay, waxa ku noolayd bisad xukumi jirtay in ka badan 1000 midh oo jiir ah. Taasoo si khaldan u adeegsan jirtay bisadaha kale ayadoo majara-habaabinaysa una isticmaalaysa in ay hanti qaaliya u soo ururiyaan.
Jiirkii marnaba muu jeclaysan wixii ay bisadu samaynaysay dabadeedna waxay damceen inay bisada cashar ay u dhigaan. ..
Once upon a time, in an old bungalow, there lived a cat who ruled over thousands of rats. She would use the cats in a wrong way by misleading them and using them to get a lot of treasures for herself.
The rats did not like what the cat was doing at all and they all planned to teach the cat a lesson.
Subscribe for more: [ Ссылка ]
#SomaliMoralStories #SheekoXariireed
![](https://s2.save4k.ru/pic/9xR3d_bQbM8/maxresdefault.jpg)