Fuck with me that's proplem
Tag taag hadaa kentana no proplem
Wakanaa lama taab taan
Kudheh nafada imow banankan
Rabka waxaa ka ahay 28 m
toobaas laq laq
Garab gayga waxa suran kalash cop
My nigga no cup
Mataqaan igaar gaarn
Tunka kaaraha ku istaagi
For xujdadaan
ka faidayso fursataan
Tijaabi nasiib kaaka
Dhadhaan take a note
waxyga ma dhumanan
Maskiinkan kulahaa waxaan ahay
Boqorkii matada
Mentality waxa kadhigay naafo
Adaa soo radsatay aafo
Igudheh abo
Couse i make like paplo
Isku buufi beef baaf
Am Levin life
Xitaa hadaa la timadid dadaal dheraad
Soo niyeesato magacaan iyo boskan
Qofkii ilaa tar tami lahaa
Majoogo adungaan
Oo Wali maba iman qarinaag
Goofida birta kaaka dhigaa
Qoriga
Afka feed hoo mirta
I make cash
I move fast
Bajaq bajaqa ku dhehsawigayga
Hash tag
Hadaa rabto inaa noqoto like as
Easy niga no rush
Waxa jogaa wli xamar
Sidii u bixiyaa amar
Waxaa lacawayee xarfaanta
Waxaan dajinaa naqshada mapka
Waxa ku shirnaa geedga garaska
Fadhiga dhagaxa codoga waxaa kajibanaa
Qalbiga gadibna madax
Waxaa degnaa hiraan
Lama huraan cowska jilaal
Bal eek dhanbala ka imaanyo
Boqortoyda degto gal mudug
Sidoo koo lake jublaland
Iyo puntland that is my motherland
![](https://i.ytimg.com/vi/AjrCfCFLzvo/maxresdefault.jpg)