15.08.2021
Dowladda ayaa soo bandhigtay qorshe looga hortagayo xadgudubka carruurta ee internetka. Boolisku waxay ka dhawaajiyeen qaylo -dhaan ku saabsan isbeddello wewel leh oo dhallinyarada dhexdeeda.
Regjeringen la frem en plan for å hindre overgrep mot barn på nett. Politiet slo alarm om urovekkende trender blant unge.
Ny i Norge, Waa barnaamij loogu tala galay, soogalootiga cusub, waxayna ka heli doonaan, wararka maxalliga ah iyo dhamaanba wararka ka imanaya waddanka oo dhan. Barnaamijku waxuu ka caawindoonaa, dadka cusub, in ay fahmaan wadanka una fudaydiyo in ay bulshada noorwiijiga dhexgeli karaan. Barnaamijku waxa uu ku baxaa afafka, dari, af soomaali, carabi iyo af tigree. Waxaad daawan kartaa usbuuc walba ee xasuuso inaad subscribe samayso.
Med Ny i Norge vil NRK gi nyankomne i Norge en mulighet til å bli bedre kjent med landet de har kommet til. Målet er at tilbudet, som i hovedsak, omfatter lokale nyheter og reportasjer fra hele landet, bidrar til en større forståelse av, og integrering i, det norske samfunnet. Foreløpig presenterer vi innholdet på arabisk, dari, somalisk og tigrinja. Vi publiserer nye videoer flere dager i uken. Bli abonnent på NRK Ny i Norge!
Ny i Norge waxaad ka heli kartaa oo kale halkan: [ Ссылка ]...
Ny i Norge finner du også her: [ Ссылка ]...
Ещё видео!