HEESTA :QOLOBA CALANKEEDU.
LUUQDA :AUN C/LAHI QARSHE.
LAXANKA :AUN C/LAHI QARSHE.
EREYADA :AUN ABWAAN XUSEEN AW FAARAX (DUBAD).
please like & subscribe
Qoloba calankeedu
Waa ceynoo
Qoloba calankeedu
Waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kalayee
Aan caadna lahayn
Ee caashaqaye
Qoloba calankeedu
Waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kalayee
Een caadna lahayn
Ee caashaqayee
Xidigyahay cadi waad
Na ciidamisee
Xidigyahay cadi waad
Na ciidamisee
Carradaa kaligaa
Adow curadee
Cadceeda sidee
E da caan noqoyee
Qoloba calankeedu
Waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kalayee
Een caadna lahayn
Ee caashaqayee
Cashadaad dhalataa
Calooshayna
Cashadaad dhalataa
Calooshayna
Sidii culaygii
Ciidad marisee
Alloow haku celin
Caawoy dhayee
Qoloba calankeedu
Waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kalayee
Een caadna lahayn
Ee caashaqayee
Shanteena cududood
Cadkii ka maqnaa
Shanteena cududood
Cadkii ka maqnaa
Adow celiyow
Nacaawimayee
Waa calaf cimrigu
Isku keen simayee
Qoloba calankeedu
Waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kalayee
Een caadna lahayn
Ee caashaqayee.
![](https://i.ytimg.com/vi/D1bKwC-atE4/mqdefault.jpg)