Subscribe To Support Our Channel
waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment.
Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics
heesta yaa ku baray adduunyada oo ku luuqaynayo cabdi qays erayadeeda waxa ka mid ah
"weli aabbahaa iyo
hooyadaa kumay odhan
intaan kugu ammaanee"
Dhaqdhaqaaqi waayo
Lafta dhabarka celisa
Laba dhinac I noqote
Miyaan aadan kuba dhalin
Xawo naska ku dhigin
Dhabta hooyo kugu qaban
Iga dhawr iga dhawr
Dhibatada dadka
Dheele dadka laguma
Dheele.
Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxanka
A/ Cabdi Adam Qays 1975
Aweys Abuukar Goobbe waa ninka ugu badan ee tumay heesaha Kabanka ee hoboladdii Waqooyi
-Kaban : U/ Caydaruus Cabdi
-Bongo : U/ Diiriye oudah
-Codki : U/ Cabdinuur Alalle 1980
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Wa janel u gaar ah wixii fankii hore iyo fanaaniintii hore hadey heeso tahay iyo riwaayadaba ...iwm,
Kuna soo dhawada gacma furan.
قناة خاصة للفن الصومالي العريق وزمن ذهبي من اغاني والثقافة الصوماليه المتعددة
![](https://i.ytimg.com/vi/EPhfu7QCt78/maxresdefault.jpg)