Translate
qof walbaa waxaa uu galo ama gudo waa garsoora dadka uu la noolyahay iyagaana ugu filan qiimeeyn marka laga reebo isku dhex yaaca umada dhexdeeda ka jira iyadoo waliba dadku aay aragti ahaan aaysan sineyn waxaa jira ruux aan fidno mooyee aan wax kale ka shaqeyn waxaa jira qof wax uusan hubsan ka sheekeya waxaa jira mid aan intaba wax shaqo ah ku lahayn hadaba marka laga hadlayo cadaalada dhabta ah iyo garsoorka dhabta ah lama dulmin karo qofka dhaqankiisa wacan iyo aragtidiisa wacan balse waxaa jira shaqsiyaad raba inay qofka aragtidiisa wacana ku shaqeystaan maalin kastana isku dayaya inay wax ku eedeyaan si uusan waxba u ogaan waana arin cusub oo laga dhaxlay burburkii soomaliya walina aan loo helin garsoor dhab ah oo qof walba ka dhageysta wixii dulmi ah ee uu tirsanayo by cabdi wali cali dhimbil
everyone is entering or is circumcised judge people's lives and they expect to evaluate the exception of the chaos within the nation as well as the people they view as it gets uneven, there were not any trouble but I also work in a sheekeya not sure of there is that both have to do with already when it comes to real justice and real justice can not offend good behavior and good views, but there are individuals who want to take a moment to view work every day trying to no blame to not know something new and inherited the collapse of Somalia has not had a real judge and everybody will listen to what's wrong with the office by Abdiweli Ali coal
Wrong?
Ещё видео!