Muuqaalkan waxaan kugu soo Gudbinayaa ilkaha oo la quruxsado ahmiyadda ay u leedahay muuqaalka iyo heybadda qofka. sido kalana qababka aad u quruxsan kartid ilkahaaga.
Aad baad ugu mahadsan tahay daawashada muuqaalkan, si aad u heshid Fariimo caafiimaad oo joogto ah kusoo biir CHANNEL-ka oo LIKE dheh, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh.
MAHADSANID 🖤
![](https://i.ytimg.com/vi/EyEWSRyiIJI/maxresdefault.jpg)