Qiso cusub: ugu danbayn wuxuu iisheegay inuusan familkiisu ku faraxsanayn inaan nolol sii wadaagno isna uu kuraacay qabiil ahaan ayeyna iigu kaa diidan yihiin ayuu idhahay isla markaa uu saas ileeyahay wuxuu iisoo tuuray warqadaydii anigii kadis bay igu noqotay waana dhaawacmay xaaladuna way igu adkaatay waxan ahaa kaligay sxb iyo famil cidna lama qaybsanin.
Qisadaaan hadaan isku dayo inaan fikirkeyga ama taladeyda ku darsado dhowr melood in laga eego ayaa muhiim ah in reerkisu kula taliyaan inu wax barashada dhameysto waa muhiim lakin marku kuso bandhigay guurka qarsoodiga ah wuxu ku cadeeyay inaanu dan kaa lahayn ninka ku jecel ee raba inu nolol farxad leh kula wadaaga waa ka reerkiina si sharaf leh kaaga soo doonta somalidu waxay ku maahmaahda hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho sido kale meher xaraan ahi guur xalaal ah farxad iyo sharaf toona ma dhalo dadkana waxaa uGu daciifsan kan qabiil kugu naca wakhti badan baad wada socoteen ood u samirtay intaasna kolay wuu ogaa qabiilkaaga haduu ku nacayo muxu marki uGu horeysay eed u sheegtay kuu nici waayey isku day walaashey inaad fikirto ood wax badan is weydiiso siduu sheegay reerkooda ayaa qabiil kugu nacay marki ay lahayeen sanad waxbarashada ku dhiman dhameyso miyaaney ogeyn qabiilkaaga maxay marka ku nici wayeen hadiiba ay dhab tahay oo reerku qabiil kugu nacay isaga iyo reerka maxa isku fikir ka dhigay muxu isugu dayi waayey inu reerka ka dhaadhiciyo in qof qabiil lagu naca iney ceeb tahay maxaase keenay furiinka degdega ah waxaaso dhan hadaan is weydiiyay talada suleekhi kusiisay ayuun ba u daawo ah waana fikirkeyga yar ee gaaban waanan khaldanaan kara walal hadi ay wax khalad ah sheegayna kolay ibna aadan baan ahaye ha la iga raali ahado mahadsanid
![](https://i.ytimg.com/vi/FvvLkMOWKYQ/mqdefault.jpg)