mahadcelin : Cabdikaafi cabdi
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
Qoraalka Heesta
---------------------------
Dhulku wuxuu na leeyahay
Kuwii dhiigga iga jaqee
Dhididkaan lahaa iyo
Dheecaankii muudsaday
Geeshkii dhaarsanaayee
Lagu dhaadanaayow
Dhaxal waxay u yeesheen
Dhamac kulul in lagu shido
Dhulku wuxuu na leeyahay
Kuwii dhiigga iga jaqee
Dhididkaan lahaa iyo
Dheecaankii muudsaday
Geeshkii dhaarsanaayee
Lagu dhaadanaayow
Mar hadaad dhabsiiseen
Gacmada aad ku dhagteen
Dhaqdhaqaaq u diideen
Dhidibada u aasteen
Dhanna u ciirsan waayeen
Dhaxal waxay u yeesheen
Dhamac kulul in lagu shido
Dhulku wuxuu na leeyahay
Kuwii dhiigga iga jaqee
Dhulku waxuu na leeyahay
Kuwii dhacay agoontee
Dhiirinaayey nacabkee
Dhoosha uga qoslaayee
Geeshkii dhaarsanaayee
Lagu dhaadanaayo
Mar hadaad dhabsiiseen
Gacmada aad ku dhagteen
Dhaqdhaqaaq u diideen
Dhidibada u aasteen
Dhanna u ciirsan waayeen
Dhaxal waxay u yeesheen
Dhamac kulul in lagu shido
Dhulku waxuu na leeyahay
Kuwa dhumucda waynaa
Kaligood dhargaayee
Dhaameelkii wada cunay
Geeshkii dhaarsanaayee
Lagu dhaadanaayo
Mar hadaad dhabsiiseen
Gacmada aad ku dhagteen
Dhaqdhaqaaq u diideen
Dhidibada u aasteen
Dhanna u ciirsan waayeen
Dhaxal waxay u yeesheen
Dhamac kulul in lagu shido
Ещё видео!