Isagoo sii wata dhaqankiisa ah inuu booqasho barbar-istaag ah ku tago dalalka laga soomayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay waxuu dhawaan booqasho ku yimid Soomaaliya oo uu kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud; waxa uu booqday Baydhabo oo uu kula kulmay laba qoys oo barakacayaal ah, isagoo ku baaqay in la kordhiyo taageerada si wax looga qabto dhibaatooyinka bini'aadantinimo ee Soomaaliya ka taagan; iyo qaar kaloo badan. Halkan ka daawo muuqaalkan ku saabsan booqashadiisa!
Ещё видео!