Wallahi qarax xoogan ayaa dhacay subxaanallah. daawo xaalada oo wali aad u kacsan
Ku dhowaad 7 qofood ayaa haatan la ii xaqiijiyay in ay geeriyoodeen, waxaa cabsi weyn laga qabaan 5 jibaar tiradaas in ay ka badato
Allow saan maxaa waaye ? wallahi waa naxdin iyo ciil
Dadkeenii waa dhamaamayaan wlh, innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun.
Allow qasaaraha yareey aamin yaa allah. Duceeya please
![](https://i.ytimg.com/vi/NtisvfVtD90/mqdefault.jpg)