ar aan ku heese i dhegeyso
waar dhegeyso dhego u yeelo
dhabtayda ku so fadhiiso
tan kale ee aan xasusto waa
qaylo weyne qaylo wayne
markaad xalay qaylinaysay
ma geel baad qaybinaysay
ma guutaad kala horjoogtay
ma faras qaafanaysay
ar aan ku heeso i dhegeyso
waar dhegeyso dhego u yeelo
dhabtayda kusoo fadhiiso
**********
ar aan ku heese i dhegeyso
waar dhegeyso dhego u yeelo
dhabtayda ku so fadhiiso
tan kale ee aan xasusto waa
qaylo weyne qaylo wayne
markaad xalay qaylinaysay
ma geel baad qaybinaysay
ma guutaad kala horjoogtay
ma faras qaafanaysay
ar aan ku heeso i dhegeyso
waar dhegeyso dhego u yeelo
dhabtayda kusoo fadhiiso
LYRICS PARTNER: [ Ссылка ]
#SomaliLullaby #SomaliBabySongs
Ещё видео!