KHADAR KEYOW
Sida hogasha rooboo
Hargeysiyo nugaaliyo
Muqdisha ku hoortaad
Nuurka, Nuurka, Hilaadisaayee
————
SACDIYO SIMAN
Sida geed harweeynoo
Hoobaanta bixiyoo
Ishu halacsaneeysaa
Nafta hibasha gelisaa
—————
KHADAR KEYOW
——————
Sida Geenyo hiil loo
Hubqaadiyo Asluub laa
Hibo eebba siiyaan
Hadya jeer macaaneey
kuu hiloobayaayoo
Horjoogaaga jecelahay
Horjoogaan jecelahayeey
—————————
SACDIYO SIMAN
——————
Sida deeqsi hiil loo
Hoo iyo wax siin loo
Lagu soo hirtaa baan
Nafta kuu hanweeyntoo
Kuu heeybiyaayoo
Hadalkaaga jecelahay
————————
KHADAR KEYOW
——————
Sida haldhaada uguboo
Qurux loo hagoogoo
Hobyo godan ku nool baan
Anna anna kuugu heesaayee
![](https://i.ytimg.com/vi/R1WzTwsE9Xg/mqdefault.jpg)