Shamuuri waa Qofka kaliye ee score aan caadi aheeyn ka dhigay tiktok ga lix maal mood hal milyan ku gaaray.
Shamuuri oo ah nin dhalinyaro Soomaali ah Dadkuna eey ku wada taageereen daacad nimadiisa kadib markii uu kasoo muuqday kiis maxkamadeed oo lagu qaadayay Nin eedasane ah oo lagu soo eedeeyay inuu dilay xaaskiisa.
Shamuuri oo ahaa mid kamid ah dadkii marqaatiga ahaa ee max kamada kasoo qeeyb galay Shamuuri oo ku marqaati furay dilaaygii si waafaqsan cadaaladda iyo shareecada islaamka Una sheegay maxkamada waxa uu ku arkay goobta uu dhibka kadhacay.
#sharmaboy #shortvideo #somalia #somalitiktok #africa #subscribe #funny
Ещё видео!