Boqolaal ruux oo isugu jira fannaaniin isugu jira rag iyo haween ayaa Magaalada Hargeysa ku soo bandhigay fantasiyo ballaaran, iyadoo muuqaalo kala duwan oo magaaladu ka kooban tahay laga soo qaaday magaalada Hargeysa waxaa la dulsaaray heestii Qarniga ee soo martay shacabka Somaliland.