Fikirkaaga ina la wadaag ama hadaad suaalo qabtid commentiga ku soo qor.
👍Like ayaad ku dhirigalin karta ugana faideen karta dadiyow kale sooyaalka. Mahad
Videos kale
🚩Somalidu maxay faraaciinta u baadha [ Ссылка ]
🚩Somalidu cushitic ku ma hadlaan [ Ссылка ]
🚩Berbera Babylon iyo Berberka [ Ссылка ]
Somalida iyo faraaciinta kaga hadla bartan.Waxaan soo dhigaa farteeni hore iyo sooyaal fog.Afka somaligu wa syllabique dhawaaq walba wax bu ka dhigan yahay in kasto hada qaar badan leenahay ereyo dhawaaqii ugu horeye nuxurki ama macnihii naga lumay ayaan raadiya. Dadkana raba iney bartaan farteeni hore ama sumadaha waxaan uga faideeya barashada farteeni hore iyo sooyaalka ama ereyo aynu so ceshan karno.
Waxay dadiyowgeenii hore qoreen 5kun ilaa 10kun oo erey...Waynu soo jirney!
Hadaad xiiseysid sooyaalkaas iyo faraaciinta ama nuxurka ereyada nagu soo biir, hadaad wax nagu kordhin kartid nala wadaag.
🔔Barteyda tiktok waad igala socon karta halkaasna waxaan soo dhiga ereyo kale!
Mahad
#somali #gebisamaale #faraaciinta #sooyaal #dhaqan #soomaali #somalis #somalida #faraciinta #afsoomaali #suugaan #suugaanta
Ещё видео!