Somali Kids Songs:
0:04 - Heesta hooyo - Mother Song
1:39 - Aabaheey gacaloow - Father song
3:37 - Johny Johny Yes Papa - Johny Johny Ha Aabo
4:25 - Somali Finger Family - Farti aabe
5:29 - Huuwaya Huuwa
7:14 - Dhammow
9:18 - Maxaa
11:35 - Twinkle twinkle xidig yahoo yar - Twinkle Twinkle Little Star
12:48 - Somali Alphabet Song for kids - ABTJ
13:55 - Baro Midabada
14:43 - Itsy bitsy Caaro - Itsy Bitsy Spider
16:01 - Qolobaa Calankeedu waa caynoo - National Anthem
Haiilan hooyoy ha eedaadin hooyoy hana aafoobin hooyoy

Arax diyo oofahaygaay aqoontiyo aragtidaydaay tiilagu aaminay naftaydaay ha aafoobin hooyooy

Hoygii hoygii aduunkaay nolasha aayaheeday

Hida lagu arooraa ha afoowin hooyooy

Ayaadaha quraankiiyo amiinta ducadiyo eebaan ku baryaya ha aafoobin hooyooy

Ayaan waliba tilmaan lehe marna anigoon ilweyn

Uurka ku qaadistaadii oogada hooyo ku xanbaaris taadi

Ещё видео!