Ikraan carraale heesta waa malintaan.
Ikraan heesta ifka meel la tago.
Heesta xorriyadda somaliland
Heesta xorriyadda jabuubti.
Hees somaliland iyo jabuuti.
Abwaannada reer woqooyi
Abwaannada jabuuti
Ololihii madaxweyne siilaanyo
2010kii maxamad maxamuud siilaanyo
Ereyada heesta.
Biloo labiyo tobanaan.
Lix ku tiirshay may.
Tiradoo soddonana
Seddax baan tegay.
Waa maalintaan.
Duni la tartamee.
Calan taagayee.
Tabar galay xorriyad.
Waa maalintaan.
Sharci taabba galay.
Ku tallaabsadee.
Aan helay tixgelin.
Adaa toobiyaha.
Qof ku toosiyoo.
Tog nimuu ceshaday.
Ka tallaabiyee.
Ifka meel la tago.
Tan u kheyrka badan.
Aaqirana tub wacan.
Allow noo tusmee.
Jabbuutaay dadkaagaa.
Dikhil taaganee.
Teedsan cali sabiix iyo.
Taljiir iyo dhul godan'
Waa maalinteey.
Tuureen dulliga.
Toodii heleen.
Tashadeen iyagu.
Waa maalinteey.
Ciidan tababar iyo.
Tab dagaal yaqaan.
Xuduudda u tubeen.
Adaa toobiyaha.
Qof ku toosiyoo.
Tog nimuu ceshaday.
Ka tallaabiyee.
Ifka meel la tago.
Tan u kheyrka badan.
Aaqirana tub wacan.
Allow noo tusmee.
![](https://i.ytimg.com/vi/_F0BsvNvh6g/mqdefault.jpg)