Xubnaha Hadalkaaga
Quuta Badh Baaba
Xanunsanayaa Adigu
Xiligaad Ka Dheertahay
Xaalkayga Adoon
Wareysan Xogtayda
Adaa Markiiba Xabiibi
Indhaha Ka Qaata
Xidhiidhka Wadnahaa
La Leedahay Dareen
Xaasnimo Ka Wayne
Naftaad Ku Xisaabsan
Tahay Taydaad
Quruxeey Naftaad Ku
Xisaabsan Tahay "
Heeso Cusub 2021
Hees Cusub 2021
Suldaan Seerar 2021
Xubnaha Hadalkaaga Quuta
Xidhiidhka Wadnaha La Leedahay
![](https://i.ytimg.com/vi/bnkUvm7PGd4/mqdefault.jpg)