12ka April Waa Maalin Qarankeena Muhiim U Aheeyd Waa Maalintii La Aad Aasay Ciidamada Lagu Dhaato Ee Xooga Dalka Soomaaliyeed Geesiyaasha Qarankooda & Shacabkooda U Taagan In Ay Naftooda U Huraan Difaacooda Waxaan Leeyahay Guuleeysta Allaah Baa Idinla Jira iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Qaran Aan Ciidanka Xooga Laheyd Waa Qaran Beeylah ah Oo Cidkastaahi Hunguri Kasoo Galo .
Ещё видео!