Tallaallada COVID-19 waa mid badbaadsan oo waxtar ah. Tallaalku KUMA qaadsiin karo COVID-19. Ma jiro tallaal kale oo la baaray badbaadadiisa oo kaga badan taariikhda Mareykanka. Tallaalka waxaa loo caddeeyay inuu badbaado u yahay kumanaan qof, oo ay ku jiraan kuwa isiro, jinsiyado iyo da'da kala duwan ah. Ma jiro tallaal kale oo la baaray sida ugu badan ee badbaadadiisa taariikhda Mareykanka malaayiin dad ahna si badbaado leh ayaa loo tallaalay. Is ilaali. Ilaali bulshadaada. Talaal qaado.
COVID-19 vaccines are safe and effective. The vaccine CANNOT give you COVID-19. No other vaccine has been tested as much for its safety in U.S. history. The vaccine has been proven safe for thousands of people, including those of different races, ethnicities and ages. No other vaccine has been tested as much for its safety in U.S. history and millions of people have been safely vaccinated. Protect yourself. Protect your community. Get vaccinated.
[ Ссылка ]
![](https://i.ytimg.com/vi/eeac6oOeR9I/maxresdefault.jpg)