Guri 🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Warta nabada.
Waxaa ka dhisan Guri 5 qol Dhagax ah, 1 Musqul Iyo Kushiin.
Cabirkiisa: 20×10
Document: Saxan. (Maxamed Siyaad)
Degmada: Warta nabada
Xaafada: Siinaay/Dhanka Shilinta
Wadadiisa: Waa 20mitir
Qiimaha: 120,000$ iyo Heshiis.
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252618464642, +252615851042, +252610482060(WhatsApp), +256753772629
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.
Ещё видео!