05.03.2022
Bambaanooyinka ee Ruushka ayaa lagu weeraray dad rayid ah oo ku sugnaa magaalada Mariupol ee dalka Ukraine muddo todobaad ah. Markii ku dhawaad 200,000 oo rayid ah ay carareen, daadgureynta ayaa hakad gashay. Ciidamada Ruushka ayaa dib u bilaabay duulaanka ka dhanka ah Mariupol iyo magaalooyinka kale ee Ukraine.
Russiske granater har rammet sivile i den ukrainske byen Mariupol i en uke. Da rundt 200000 sivile skulle flykte, ble evakueringen avbrutt. Russiske styrker har gjenopptatt offensiven mot Mariupol og andre ukrainske byer.
Ny i Norge, Waa barnaamij loogu tala galay, soogalootiga cusub, waxayna ka heli doonaan, wararka maxalliga ah iyo dhamaanba wararka ka imanaya waddanka oo dhan. Barnaamijku waxuu ka caawindoonaa, dadka cusub, in ay fahmaan wadanka una fudaydiyo in ay bulshada noorwiijiga dhexgeli karaan. Barnaamijku waxa uu ku baxaa afafka, dari, af soomaali, carabi iyo af tigree. Waxaad daawan kartaa usbuuc walba ee xasuuso inaad subscribe samayso.
Med Ny i Norge vil NRK gi nyankomne i Norge en mulighet til å bli bedre kjent med landet de har kommet til. Målet er at tilbudet, som i hovedsak, omfatter lokale nyheter og reportasjer fra hele landet, bidrar til en større forståelse av, og integrering i, det norske samfunnet. Foreløpig presenterer vi innholdet på arabisk, dari, somalisk og tigrinja. Vi publiserer nye videoer flere dager i uken. Bli abonnent på NRK Ny i Norge!
Ny i Norge waxaad ka heli kartaa oo kale halkan: [ Ссылка ]...
Ny i Norge finner du også her: [ Ссылка ]...
Dagaalkii Mariupol Kampen om Mariupol
Теги
NRK ny i Norgen-Norgelær norskNorge på flere språkkampen om Mariupol10 tusen russiske soldater ble dreptkrig i Ukrainade sivile i krigenNRK oo ku cusub Noorwayn-Noorwaybaro NoorweyjigNoorway oo dhowr luqadood ahdagaalkii Mariupol10 kun oo askari oo Ruush ah ayaa lagu dilaydagaal ka dhacay Ukrainedadka rayidka ah ee dagaalka.