Sida looga ciiday Xaafada Daaru Salaam City? Daawasho wacan. Waxaan idiin soo gudbinaynaa Muuqaal qurux badan oo muujinaayo Daaru salaam waxa ay dad weeyna heeda u diyaarisay.
Waxaa jiray dadweeyne fara badan oo Messages inoo soo direeyn markaan soo galinay sawirada Daaru salaam kuwaasoo xiiseeynaayey Xaafada [Daaru Salaam City] in ay faah faahin ka helaan, hadaba waxaad kala xariir Kartataa wixii macluumaad ama faah faahin dheeri ah, Xaafiiska Sales ka Contacts ka kala ah +252611002233 ama +252611002244. Mahadsanidiin.
Ugu danbeeyntii Muqdisho Xamar Cade[ [ Ссылка ] ] waxay u taagan tahay markaste in ay asxaabteeda ku tixan page ka in ay u soo bandhigto Horumarka caasimada, iyo wixii ay doonayaan oo ku saabsan Caasimada. Fadlan La share gareey asxaabtaada video-gaan. Mahadsanidiin
![](https://i.ytimg.com/vi/lEzgOcx8fEQ/maxresdefault.jpg)