Singer: Zakariye Kobciye
Lyrics: Zakariye Kobciye
Melody: Zakariye Kobciye
Music Composer: Cabdi Abiib Abdi Yare
Produced by: Kabarai Films
Post Studio: Kabarai Lyrics
━━━━━━
🎧 Song Lyrics
Samaantu Dad Bay Dhibtaa
Xumaha Qaar Baa Siyaarta
Qaar Baa Jira Soocan Ooo
Malaha Saar Bay Qabaan
Sax Iyo Qaladka Umid Ah
Sabankaan Duul Aan Arkee
Dhigeey Saa Ima Tilmaamo
Garaad Igu Siman Anaa Leh.
Danteeyda Maseego Maalin
Saray Xididka Dhiigeyga
Ku Qoray Sadara Magacaaga
Soobandhigay Jacaylkeena
Ha Arkaanee Soomaali.
Sibeey Wax U Xaasidaane
Subxnallah Maad Tiraahdid.
Thank you for watching! :)
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Don't forget to subscribe! -:
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Get Socialistic and Follow us
Snapchat Kabarai_daimond
instagram Kabarai_Lyrics
![](https://i.ytimg.com/vi/lG8QmqESFeM/maxresdefault.jpg)