Daawo:Muqaalka:Subxaanallah" Qiso Cajiib Ah Misane Aad Iyo Aad U Murugo Badan Oo Qabsatay Wiil Soomaali Ah Oo Ku Nool Dalka #KoonfurAfrika
Gabar South Africaan Ah Ayaa La Shaqeeyneysay Ganacsade Soomaali Ah Waxay Ka Codsatay In Diinta Islaamka Uu Wax Uga Sheeko Ama U Sharaxo Madaama Ay Aad Ugu Heshay si Ay Usoo Islaanto Nasiib Daro Wiilkii Ayaa Gabadhii U Diiday In Uu U Sharaxo Islaamnimada Iyo Diinteena Suuban Kadib Maxaa Dhacay Bal Nala Daawo Walaal
Waxaa Waraysigan cajiibka ah laga qaaday Sheekh Asad Maxamed Qodax oo madax ka ah xafiiska fidinta Diinta Islaamka ee ku yaala Cape Town - South Africa
Waxaana waraysanaya Wariye C/laahi Yariisow oo ka tirsan Somali Cable TV
Fadlan Qisadan Daawo Kadibne #ShareGareey Mahadsanidin
![](https://s2.save4k.ru/pic/lnsiTYukYtk/maxresdefault.jpg)