Heesta : Wada Noolaadoo Nabad Ku
Luuqda: Shay mire dacar
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Wehel Iyo Walaal
Guri Wadarahoo
Wiilal Iyo Gabdha Leh
Waayaha Adduun
Werwer li"i Ku Mara
Ku Maraa Walaal
Waynaha Waxaad
Weydiisataan
Ha Ka Waayinina
Wada Noolaadoo
Nabad Ku Waaraa
*******************
Annaguna Watiin
Duca Waafiyaa
Yaan Idiin Wadnee
Aayadaha Waxyiga
Yaan Idiin Wadnee
Waynaha Idinka Yeel
Waynaha Waxaad
Waydiisataan
Ha Ka Waayinina
Wada Noolaadoo
Nabad Ku Waaraa
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics
![](https://i.ytimg.com/vi/mj5KrptrXwE/maxresdefault.jpg)