Qaybtii 15-aad ee Taxaneheenna 'Gabar Qurux Badan' waxaan si sharaf leh idiinkugu soo gudbineynaa Sawirro muuqaal ah oo muujinaya quruxda Haweenka Soomaaliyeed, Muuqaalladan soo jiidashada leh ayaa waxaa lagu soo xulay Hablo Soomaaliyeed oo aad u qurux badan, mid walbana ay abuurtay. inagoo adeegsanayna awooda cajiibka ah ee gartificiell intelligens ah.
Fiiro gaar ah: Muuqaalkani waa mid ka mid ah teknooloojiyada AI.
Haddii aad wax walaac ah ama ra'yi ah qabtid, fadlan xor u noqo inaad nagala soo xidhiidho ciwaanka emailka.
![](https://s2.save4k.ru/pic/r0o1OBkRYus/maxresdefault.jpg)