Waxaa soo baxday hees cusub oo ay soo saareen wadaniyiinta soomaaliyeed oo ku sugan magaalada muqdisho caasimada Soomaaliya, waxaa ka mid ah eryada
Kismaayo maxay ugu kala Ordeen
Bulshadu kii ay nacdee
Nadhaaf ku lahayd intaa
Miyay kor u qaadayaan
Karaamo u yeelayaa
Illeen waa ka ogayd
kuwaan kaal maynayoow
iyagu kama roonayaal
kuligood isma dhaamayaal
Guul & gobonimo
Ещё видео!