Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Muxu ka yiri saldhiga cusub ee Berbera.
“Militariga Mareykanka inta uusan saldhigan , waxaa mas’uuliyad ka saran tahay in uu haysto macluumaad lagu kalsoonaan karo, macluumaad xagga farsamada ah, maadaama ay maraakiib noo joogto gobolka. Waa in ay kala ogyihiin Deganaanshaha iyo Xasaradda meesha aad saldhiganayaan “
Kismaayo Iyo Berbera wa isku mid dawladda Soomaaliya ayaa maamulkeeda Kala hadleynaa “ayu si raaciyey
Ещё видео!