Asad wuxuu Canada joogaa muddo ka yar sanad wuxuu soo maray wadamo badan oo uu qaxooti ku soo noqday balse ugu danbeeyntii wuxuu soo caga dhigtay Canada.
Wuxuu ka sheekeynayaa noloshiisa iyo sida ay isku badashay markuu uu canada yimid. Sidoo kale talooyin ayuu siinaya dadka imaanaya Canada.
NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA
Ct+somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in dadka wadanka ku cusub aan ugu soo gudbino macluumaadka ku saabsan wadanka Canada oo afsoomaali ah.
Dad badan oo dalka yimid 20 sano ka hor ayaa noo sheegay in xilligii ay imaanayeen aysan jirin wax macluumaad caawinkara oo internet ka ku jiray siiba kuwo muuqaal ah si midaasi aysan ugu dhicin jiilka dhawaan yimid iyo kuwa imaan doonaa ayaan u abuurnay barnaamijkaan.
Nagala soo xiriir canadateaches@gmail.com .
SOCIAL MEDIA CONTACTS
FACEBOOK: [ Ссылка ]
INSTAGRAM: [ Ссылка ]
MA DOONEEYSAA INAAD NAGU CAAWISO HOWSHAAN?
Please ku soo biir dadka nacaawiya
[ Ссылка ]
#ctsomali #Soomaalidacanada #Somalisinalberta
DISCLAIMER
The information contained on this video and this Channel is not intended as, and shall not be understood or construed as, financial advice. We're not attorneys, accountants or financial advisors.
Ещё видео!